03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Odayaasha Hawiye oo taageeray go’aankii dawlada ku soo afjartey kiiska Qalbi Dhagax

Odayaasha Hawiye ayaa taageeray go’aankii dawlada ku soo afjartey kiiska Qalbi Dhagax oo siyaassiyiin boos waayay isku dayeen in ay ka faaiideystaan.




C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS