Dawlada Somaliya waxay haysataa fursad ay ku badbaadiso qoxootiga Yaman: Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa
Muqdisho–Siyaasiga reer Woqooyiga ee Ismaaciil Hure Buubaa ayaa sheegay in dawlada Somaliyeed ay haysato fursad ay ku badbaadiso dadkeeda jooga Yaman halkaas oo dawlada Somaliya oo ka dananaysa lacagta Sucuudiga ay la safatay Sucuudiga iyo weerarka ay ka caawinayaan Maraykanku.
Xili loo baqayo xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Yemen oo ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeyay dagaalyahaniinta Xuutiyiinta iyo dalalka Carabta ayaa Wasiirkii hore ee arrimaha Dibadda Ismaaciil Hurre Buubaa waxa uu ka digay dhibaato colaada halkaasi kasoo gaarta Soomaalida.
Ismaaciil huure Buubaa ayaa sheegay in dowladda looga fadhiyo hadda in iyada oo ka faa’iideysaneysa taageerada dalalka Khaliijka inay ka dalbato dalalkaasi in laga gacansiiyo sidii dadka Soomaalida looga soo saari lahaa Yemen.
Dowladda Soomaaliya mas’uuliyad ayaa ka saaran dadkaasi xitaa ma heystaan nolosha aasaasiga ah oo colaada awgeed meesha ka baxday ayuu yiri Wasiirkii hore ee arrimaha Dibadda Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...