Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Deg deg: Argagixisada Sucuudigu taageero ee Daacish oo sun ku weerartay Xalab

Argagixisada Sucuudiga taageero ee Daacish oo sun ku weerartay Xalab. In ka badan 70 qof ayaa la dhigey isbitaal ku yaala magaalada. Xalab intii argagixisada Turkiga taageero ee akhwaan haysan jireen ee laga xoreeyay ayaa ka soo kabanaysay burburkii soo gaaray.



Argagixisada ku dhuumanaya deegaano hoostaga Xalab oo ah magaalada ee Siiriya ayaa madfac sun wata ku soo tuurey magaalada sida ay sheegeen warbaahinta Siiriya.

”Madfac ayaa ku dhacay xaadaha Al-Khalidiye and Al Zahraagoob oo dadku ku badan yahay waxana halis ku jira in ka badan 70 qof oo neeftu ku ceshantey ayay yiraaheen isbitaalka magaalada.



Maaha markii ugu horeysay ee argagixisada Daacish ay soo tuuraan madfac sun wata kadib markii ay bililiqaysteen hubkii dalku lahaa ee uu ku difaacayay dalka.

Siiriya ayaa ka soo kabanaysa burburkii gaaray waxase gudaha dalkeeda ku sugan ciidamo shisheeye oo Maraykanku u horeeyo iyo Turki difaacaya urur diimoodkooda Akhwaan Muslimiin.

Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay goobtaasi u dirtey ciidamada kahortaga Kimikada ayagoo eegaya halista ay dadka inta hartey ay ku hayso.

Hoos ka daawo muuqaal naxdina

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=w37yDagyjMk[/embedyt]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...