Monday, July 6th, 2020
header

Deg-deg: Iiraan oo liistada ku dartey Taram ragga loo raadinayo dilka sarkaalkii sirdoonkooda

Dawlada Iiraan ayaa soo saartey liisto dheer oo ay ku jiran dad loo raadinayo dilka sarkaalkii sirdoonka dalkaasi ee Sulaymaani. Dadka liistada ku jira waxa ka mida Taram oo xataa la raadsan doono haddii uu xilka ka dego.



Iiraan ayaa liistada u gudbisay hay’adda booliiska aduunka ee lagu magacaabo Interpol ooo inta badan raadsata ragga baxsadka ah ee ka yimi weadamada faqiirka ah.

Xagjir Taram ayaa u hanjabay maxkamada aduunka iyo hay’adda caafimaadka aduunka asagoo kibir awgeed sheeganaya in hay’ado uu bixiyo lacagta ugu badan ayna xukumi karin saraakiil dambiyo galay oo ka buuxa dalkiisa.



Liistada Iiraan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee nooceeda ah oo ay qaado dawlad aan ka mid ahayn kuwa awooda isbida. Waxana la sugaa in hay’adaas qabato dadka ku qoran liistadaas oo uu ku jiro xagjir Taram.



Iiran ayaa lagu amaanay talaabadan ayadoo inta badan xasuuqyada uu gaysto Maaykanka ayna jirin cid kula xisaabtanta. Inkastoo an la filayn in wadamadu qabtaan haddana waxa ku filan inay ku jiraan liisto la raadinayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Faahfaahin ka soo baxaysa gabadh yar oo meydkeeda laga helay Galguduud

July, 6, 2020
Waxa saaka gabadh yar meydkeeda laga helay geed ...

Shan qof ma goyn karto hanaanka doorashada dalka

July, 6, 2020
Iyadoo welli la sugayo nooca doorasho ee dalku ...

Iiraan oo ka nixisay Maraykanka iyo Yuhuuda: gantaalo noo aasan ayaa jira xeebta

July, 6, 2020
Sarkaal u hadlay ciidamka sida aadka u tababaran ...

Ictiraaf uma hayno xisbiyada beesha dhexe ee heshiiyay: ra’yiga reer Awdal

July, 5, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii xisbiyada beesha dhexe ay ...

Duulimaadyada gudaha dalka oo dib loo furey iyo diyaarad soo dhacdey

July, 5, 2020
Wasaarada duulista iyo hawada ee dalka Somaliya ayaa ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Yemeni drones hit positions deep in Saudi Arabia

July, 5, 2020
Yemen’s army says its drones have hit targets ...

Dabaaldega 1-da Luulyo iyo madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigey dhagaxtuur

July, 1, 2020
Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 01-da ...

Russians set to back reforms allowing Vladimir Putin to extend rule

July, 1, 2020
Russians are set to approve constitutional reforms on ...

Waxaad is weydiin kartaa yuu afhayeen u yahay xildhibaan Cabdi Xaashi

June, 24, 2020
Maanta ayaa gudoomiyaha aqalka sare ee aan loo ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo bandhigey wax qabadka dawladiisu gaartey

June, 6, 2020
Madaxweynaha Somaliya oo furey kalfadhiga todobaad ee golaha ...

Muuse Biixi oo fashil kadib sii daayay weriye Coldoon

June, 6, 2020
Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib ...

Erduqaan oo ku faanay inuu geeyay hubkii ugu badnaa Liibiya

June, 4, 2020
Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa Ku faanay inuu geeyay ...