Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Shucayb yare oo ka waramay sida ciidanka Muuse Biixi jeelka ugu tuureen

Hal-abuurka da’da yar Shucayb ee xalay jeelka uu ku tuurey Muuse Biixi ayaa ka waramay sida wax u dhaceen. Kadib fadeexad ka raacdey caruurta uu jeelasha ku gurayo ayaa Muuse Biixi markiiba soo daayay. ”Waxay weliba ii iibiyeen jalaato mana jirin cid i garaacday ayuu yiri Shucayb yare oo ay ka muuqato diifta jeelka Muuse Biixi.



”Anoo wado maraaya ayaa askar roondo ku jirta i qabteen ma sheegin waxa sababay in jeelka loo taxaabo ama inay caadi tahay in dadka suuq iska maraya la iska qabto. Wey i raali geliyeen ayuu yiri Sucayb Yare.

Maaha markii ugu horeysay ee horjooge Muuse Biixi uu jeelka ku guro dadka fikirkooda ku cabiraya maamul xumadiisa. Waxaanu jeelka ka buuxiyay aqoonyahano, gabayaa, fanaaniin iyo dad bulshada xageeda muhiima.



Waxa sii batey askarta Ingiriisku u tababaray maamulka oo saq dhexe dadka guryaha ugu daadata kadibna argagax gelisa caruurta iyo haweenka. Waxa dacwad kadib Ingiriisku ka jaray mishaharkii uu siin jirey.

Waxaan ognahay in dhalintii la cabudhiyay ay horjooge Muuse dartii uga carareen gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...