Wednesday, January 15th, 2025
header










Meta







Degdeg: milatariga Itoobiya oo hadda gudaha u galay gobolka Tigreega

Milatariga Itoobiya oo eryanaaya maleeshiyada Tigreega ayaa hadda galay gobolka Tigreega. ”Qaybta hore ee milatariga ayaa qabsaday tuulooyin ka tirsan gobolka Tigreega kadib markii firxadkii maleeshiyadu ay toos u aadeen Maqale. Usbuucii hore ayaa milatarigu ka sifeeyay Tigreega woqooyiga gobolka Wollo ee Canfarta iyo Axmaarada.



Muddo ka yar sadex usbuc ayaa milatarigu Itobiya Tigreega uga sifeeyay qalcado ay xidhatey oo ka tirsan gobolka Canfarta iyo Axmaarada. Maalin kasta waxa laga eryadaa tuulo iyo magaalo weyn.



Dhinaca kale hogaamiyaha Tigreega oo hadda oohintu ka dhamaatey ayaa dalbadey in la joojiyo weerarka lagu soo wado Tigreega wadahadal la bilaabo. Oohintan ayan hadda cidi diyaar u ahayn inay dhegeysato ayuu yiri afhayeen u hadlay milatariga.



Waxa keliya oo hadda u furan inuu is dhiibo gobolkana si nabada lagu hoos geeyo dawlada dhexe ayuu yiri Xirsi Warfaa. Guushan ayaa timi marki Cabi Axmed u tafaxaytey soo afjarida Tigreega tirada yar ee ay wataan reer galbeedku.




Waxaan sugnaa in ciidanku si toosa u galo Maqale dhawaan. Tigreega ayaa xaalku aad ugu xumaaday markii maleeshiyadii ugu badnayd lagu dilay furimaha Canfarta iyo Axmaarada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...