Friday, March 21st, 2025
header










Meta







Wararkii u dambeeyay weerarkii horjooge Siciid Deni ee Boosaaso

Waxa weerar kooban uu ka dhacay magaalada Boosaaso kaas oo u dhexeeya ciidamo taabacsan horjooge Siciid Deni iyo ciidan Maraykanku tababaray oo uu wato Diyaano. ”Siciid Deni waa diidey waan waantii wuxuuna ka doorbidey dagaal ayuu yiri Cali Calasow.



Waxase muuqata in dagaalkan aanu meelna gaarin xitaa hal talaabo midkoodna soo durkin ayuu raaciyay Cali Calasow. Gudoomiyaha Boosaaso ayaa ciidanka Maraykanku tababaray  ugu yeeray ciidanka dawlada dhexe ee Gorgor oo ah ciidan aan joogin Butlaan.



”Tabar ma hayo hadduu hayn lahaa waa qabsan lahaa ciidanka PSF ayuu yiri Xuseen Warsame kaaga daran laba gaari ayaaba laga qabsaday. ”Waa nasiib daro in dadka dushooda lagu dagaalamo oo horjooge Siciid Deni is leeyahay dagaal ku xalli arinta.




Odayaasha dhaqanka Butlaan ayaa hore uga digey dagaal dad lagu qixiyo arintana soo afjaray laakiin waa ka diidey Siciid Deni. Barakac ayaa ka jira deegaanada u dhow xaafada dagaalku ka socdo. Waxa jira khasaare aan la faahfaahin oo ay ku jiraan dhalinyar iyagu toos u daawanaayay dagaalka oo xabada wiiftada ay haleeshay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...