X

Diyaarad rakaab ah oo si toosa looga duubey iyadoo dhacayso+MUUQAAL Saafi ah

Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay dalkaasi Shiinaha ka tirsan ee Taywaan ayaa si toosa looga duubey iyadoo dhacayso. Muuqaal naxdina ayaa waxa duubey gaadhi marayay buundada ay diyaaradu ka dul dhacday iyadoo ku dhacday wabi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.