Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Sidee loo xaliyay murankii xajka ee u dhexeeyay Sucuudiga iyo dawlada Somaliya

Sidee loo xaliyay murankii xajka ee u dhexeeyay Sucuudiga iyo dawlada Somaliya. Xajka ayaa doorkan muran galay waxana la sheegay in murankaasi galaaftey wasiirkii diinta oo markii horeba labo jago isku haystey.



Waxa jirey laba arimood oo ku saabsanaa dhaqaalaha xajka lagu tagayo iyo diyaaradaha qaadaya. Waxana la sheegayaa in intaba laga gaaray heshiis hordhaca laakiin aan saxaafada loo soo bandhigin.

Masuulyiin ka socda wasaarada diinta ayaa Sucuudiga u tagey sidey arintaan u xalin lahaayeen. Diyaaradaha bilaa tayada ah ee Somalida u qaaadaya xajka ayaa laysla gartey inay noqdaan ilaa afar diyaaradood.



Waxa kale oo la sheegay in Sucuudigu ku biirey diyaaradaha qaadi doona xujaajta Somaliyeed ayadoo diyaaradaha afarta ah ay xujaajta ka soo qaadi doonaan Somaliya keeni doonaana Jabuuti ityo Nayroobi si diyaarada Sucuudiga halkaas uga qaado.

Waxa dhinaca kale laysla meel dhigey ama laysku soo dhawaaday in xajigii/xaajiyadiiba laga qaado 3500 oo doolarka Maraykanka ah.

Somalida joogta Somaliya guud ahaan ayaa rafaad ku taga xajka ayagoo raaca diyaarado tayadoodu aad u xun tahay. Xujaajta guud ee ka imaanaya Somaliya ayaa kor u dhaafsan 9000 oo xujaaj.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...