Donald Trump oo wax ka sheegay xaaska nin Bakistani ah oo Trump dhulka ku jiidey
Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi Maraykanka Donald Trump ayaa nin Bakistani ah oo wiilkiisu ku dhintey Ciraaq oo ka hadlay shirkii xisbiga Dimoqradiga kaasoo dhulka ku jiidey Trump kuna sheegay nin aan akhrin dastuurka Maraykanka.
Trump oo ka jawaabayay eedayntaas ayaa marka hore amaanay wiilka askariga ah ee lagu diley Ciraaq ee uu dhalay wuxuuse wax ka sheegay xaaskiisa oo uu yiri ”bal u fiirsada way agtaagan tahay waxaan u malaynayaa looma ogola in ay hadasho.
Trump ayaad moodaa dhaqanka Bakistaniyiinta oo ah kan ugu xun adduunka kaas oo dumarka loo isticmaalo wax ninku leeyahay iyagoo aan loo ogolayn in ay guriga ka baxaan haday baxaana dil ku xukuman.
Waxase ka difaacay eedaas ku xigeenka Hillary Clinton oo yiri waxay muujinaysaa in Trump aanu lahay wax ogaansho.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...