Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Erduqaan oo shuruudo ku xidhey xabad-joojinta Liibiya

Madaxweynaha Turkiga Erduqaan oo Muslimiin badan gacantiisa ku baxday dalkaasi Liibiya iyo Siiriya ayaa sheegay in xabad-joojinta Liibiya ku imaanayso in marka hore ciidanka qaranka Liibiya ka baxaan magaalada Sirte iyo saldhiga Jufra.



Erduqaan oo aan si toosa ugu jawaabin madaxweynaha Masar oo sheegay in magaalo xeebeedka Sirte iyo saldhiga JUfra ay yihiin khad cas oo haddii ururka akhwaan qabsado ay qasbayso in Masar iska difaacdo urur diimeedkaas Erduqaan soo hubeeyay.

Erduqaan oo weji-gabax kala kulmey Taram

Dhinaca kale waxa Erduqaan sheegay in xulafo uu ka filaayay Taram uu ku hungoobey ay hadda ay rabin inay wax ku darsadaan Liibiya. Turkiga ayaa ku jabaya haddii ciidanka Masar soo galo Liibiya. Mana dhacayso in Taram la safto Erduqaan kana soo horjeedsado Masar, Guriiga ayuu yiri Xuseen Warsame.



Hadalka ka soo yeeray Erduqaan ayaa u muuqda in xaalku ku xunyahay oo keliya ay u furan tahay hal wado oo ah inuu la hadlo jeneraal Khaliifa ama halka hadda ay joogaan ee looga soo baxay ay ku ekaadaan.

Jeneraal Khaliifa oo haysta dhulka ugu badan Liibiya iyo kheyraadkeeda ayaa taageerada ugu haysta Masar inkastoo wadamada kale sida Faransiiska iyo Ruushka ayna cudud ku biiran.



Dagaalka Erduqaan ka wado Liibiya oo Qadar bixiso dhaqaalaha ku baxaya ayaan haba yaraatee ku qotomin diin laakiin ku qotomo saliid ama kheyraad dheeriya hel.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...