Tuesday, April 23rd, 2024
header










Meta







Maraykanka oo markale hoos u dhigey kartida ciidanka Somaliya xilli cunaqatayn ku hayo

Warbixin ay wasaarada arimaha dibeda Maraykanka ka soo saartey tayada ciidanka qaranka ee dalka ayay ku yastey sheegtayna in ciidanku dalka ka xoreyn karin argagixisada xilli Maraykanku kow ka yahay dalalka cunaqataynta ku haya Somaliya.



Sanado badan ayaa Somaliya loogu soo marmarsiiyoodaa in aan laga qaadayn cunaqataynta hubka, ayagoo raba in dalku weligii ku tiirsanaaado ilaaliada ciidamada Afrikaanka iyo kooxda Xalane joogta oo dalka ku qaba malaayiin doolar oo Kiiniya lagu jaqo.

Wuxuu Maraykanku amaanay keliya sida loogu ogolyahay iyo in aan loo ogoleynba diyaaradaha uu markasta ku laayo dadka shacabka ah ee gobolada Jubooyinka iyo Shabeelooyinka. Diyaaradaha aan is wedin ayaa qaarkood lagu tijaabiyaa sidey hubka u ridayaan iyo weliba masaafaha ay socon karaan.



”Waa munaafaqadii Maraykanka oo halkan taagan ayuu yiri Cali Calasow. Wuxuu rabaa in dalka cadkiisa ka goosto markay noqoto kheyraadka hadduu waayana wuxuu haystaa horjoogeyaal u diyaara inay la shaqeeyaan, waana ujeedada ugu weyn ee dalka aan loogu ogoleyn in ciidankiisu dhismo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...