Thursday, July 2nd, 2020
header

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax argagixisadu ku dileen 1 qoys

Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya Muqdisho gaar ahaan isgoyska Sayidka ayaa sheegaya in dhiigmiiratada shabaab ay isku qarxiyeen makhaayad laga shaaheeyo halkaana ku dileen haweenayda leh iyo qoyskeeda oo dhaawac  kadib geeriyooday.



Sida wararku sheegayaan naftii halige ayaa la sheegay inuu isku qarxiyay goobta, ayna jiraan dhaawac iyo dhimasho dadkii fadhiyay halkaas.

”Waxaan xaqiijin karnaa haweenayda maqaayada leh oo shahiidey ayna markii dambe la shahiideen laba kale iyo naftii haligihii oo dhintey, waxase jira dadkale oo dhaawacyo halisa soo gaareen ilaa hadda ayuu yiri masuul u hadley gobolka Banaadir.



Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiiratadu ay xasuuqdo shacabkeena inkastoo baryahan lagu xirey geed, lagu dabajoogo midkanse u muuqdo inuu fakadey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Horjooge Muuse Biixi oo jar laga tuurey la kulanka gooni goosadka Taywaan

July, 2, 2020
Afhayeen u hadlay Taywaan oo ah jasiirad ka ...

Erduqaan oo Faransiiska raali gelin ka dalbadey: ma heli doonaa

July, 2, 2020
Ayadoo dagaalka saliideed ee u dhexeeya Turkiga iyo ...

Shilalka ka dhaca Hargeysa oo nooc cusub isku bedelay: SAWIRO

July, 2, 2020
Shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaan ...

Cudurka Kooro oo loo adeegsanayo cunaqatayn dhaqaale iyo mid ganacsi: WARBIXIN

July, 2, 2020
Ayadoo wadamada aduunku intooda dib u fureen isku ...

Wararkii dilka fanaanka Oromada iyo cida lagu eedeeyay

July, 2, 2020
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya magaalooyinka waaweyn ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Dabaaldega 1-da Luulyo iyo madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigey dhagaxtuur

July, 1, 2020
Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 01-da ...

Russians set to back reforms allowing Vladimir Putin to extend rule

July, 1, 2020
Russians are set to approve constitutional reforms on ...

Waxaad is weydiin kartaa yuu afhayeen u yahay xildhibaan Cabdi Xaashi

June, 24, 2020
Maanta ayaa gudoomiyaha aqalka sare ee aan loo ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo bandhigey wax qabadka dawladiisu gaartey

June, 6, 2020
Madaxweynaha Somaliya oo furey kalfadhiga todobaad ee golaha ...

Muuse Biixi oo fashil kadib sii daayay weriye Coldoon

June, 6, 2020
Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib ...

Erduqaan oo ku faanay inuu geeyay hubkii ugu badnaa Liibiya

June, 4, 2020
Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa Ku faanay inuu geeyay ...

Horjooge Siciid Deni oo ciidan uga goostey dhinaca dawlada dhexe

June, 3, 2020
Ciidamo ka tirsanaa maamulka horjooge Siciid Deni ee ...