Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Dawlada oo loogu baaqay inay jeelka u taxaabto siyaasi mashruuc ka dhigey cudurka Kooro

Waxa manta wasaarada caafimaadka soo sartey in qofkale laga helay hargabka Kooro taasina ka dhigeyso qofkii labaad ee dalka guud ahaan laga helo cudrka. Siyaasiga Mahad Salaad ayaa beeniyay inuu qof labaad laga helay.



”Waxaan la hadley qofka wasaaradu sheegtay in laga helay cudurka wuxuuna ii sheegay in aanu qabin cudurka, waxaanan qabaa inay sheekadan ay tahay mashruuc lacaga looga doonayo aduunka ayuu soo qorey.

Wuxuuna intaas raaciyay in qof sagaal cisho takoor ku jiraey wax calaamado ahna aanan muujin sida lo dhihi karo wuxuu qabaa cudurka ayado ayna jirin qalab lagu baaro. Waa mashruuc lacag lagu raadsanayo ayuu yiri.



Haddaba waxaad is weydiin kartaa ma isagaan wax ka qaadanaa mise dawlad dhisan oo meelo badan wax ka og mise wiilka ay isku jufada yihiin ee u telfoonka kula xiriirey sidii sheeganayo ayuu yiri Cali Calasow oo Muqdisho jooga.

Ururka caafinaadka aduunka wuxuu leeyahay qofku waa inu takoorid ku jiraa 7 casho haddii uu qabo calaamadaha hargabka caadiga ah haddii uu qufac iyo xumad leeyahayna uu takoor ku jiraa 14 cisho.



Mahad Salaad oo kala garan la wax siyaasad laga dayo iyo wax kale wuxuu leeyahay sagaal cuisho ayuu xanibnaa. Marka ma isagaa khabiira iyo dawlada meelo badan wax ku og.

Wuxuu yaraysanayaa kaalinta dawlada ee cudurka asagoo cusdurka dhanba ka dhigey wax aan jirin o mashruuca taas oo ka dhigan inuu halis gelinaayo ummada Somaliyeed ayuu raaciyay Cali Calasow.



Waxa kaliya ee aan oran lahaa in waajibkiisa la mariyo si ummada looga hor wareejo qof caafimaadkooda halis ku ah ayuu yiri Jimcaale Xasan oo la socda halista cudurkan.

Warbixintii C/llaahi Warmoge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...