Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Fadeexad: Sheekh Shariif oo ciidan beeleed uu direys u soo xirey keenay Muqdisho

Waxa maanta magaalada Muqdisho yimi ciidan beeleed loo soo xaday dharkii ciidanka oo fadhiid Sheekh Shariif iyo fadhiid Xasan Sheekh Ka dambeeyay oo sheegtay inaan la siin wax mishahara. Ujeedada ciidan beeleed Jan oo iyagu afkooda Ka sheegay in laga aruuriyay deegaanada ay degan yihiin beesha Sheekh Shariif.



“Unuka wax ma qaadan waxaana maqalay in madaxweynaha yiri ciidanka wax kama maqna ayuu yiri will dhalinyaro ah oo u muuqan in weligii uu ka mid noqdey ciidanka laakiin haysta hubkii dawlada ama kii beeleedka.

“Hadaad run sheegayso mid u eg ayaa la sheegaa ayuu yiri Cali Calasow weyna u muuqata in la soo abaabuley oo xataa loo soo xaday dharkii ciidanka.



Ciidanka dawlada u diiwaan gashan ayaa waxa caadi u ah in marmarka qaarkood ay direyska Ka iibsadaan argagixisada Shabaab. Saraakiisha ciidanka aagaga Muqdisho ayaanabu badan beesha laba fadhiid ee Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.



“Markii uu fadhiid Sheekh Shariif lahaa simna wala ciidan ayaan haystaa oo aan qortey wuxuu sheegatay kuwan maanta uu Keenay Muqdisho. Maaha markii ugu horeysay ee ciidan beeleed sidaan oo kale loo soo abaabulo oo la is yiraa dhibco kaga hel dawlada.



” Waxaan idiin xaqiijinaynaa in ayna jirin ciidan dawlada u diiwaan gashan oo bilaa mishahara ayuu yiri sarkaal u hadley ciidanka, waana loo jeedaa inay bug yihiin ayuu raaciyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...