X

Fanaanada weyn ee Ruun Xaddi oo fanaanad da’yar oo reer Awdala hadal kaga naxsatay+MUUQAAL

Fanaanad yar oo reer Awdala ayaa ka qaybgashay barnaamijka muuji kartidaada oo Hargeysa lagu qabtey waxayna kaga qaybgashay hees ay qaado Sahra Axmed waxaadse ka naxaysaa sida Ruun Xaddi ula hadashay mar ay ka dhiibatay fikirkeeda maadaama ay ahayd garsoore.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.