Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Faysal Waraabe oo ay caadi u tahay inuu la kulmo madaxda Koofurta dalka

Faysal Waraabe oo hore inuu toogan lahaa dhalinta Xamar taga ayay isaga caadi u tahay inuu la shiro madaxda Koofurta dalka. Wuxuu doorkana isla sawirey fadhiid Sheekh Shariif Sh Axmed oo hadda maradii ka dhacdey kadibna markii madaxda qaranka u sheegtay Muqdisho oo qolfoof ka soo reebeen jufadiisu markii looga cararay hantidii qaranka.



Faysal Waraabe oo cuqdad xun u qaba beesha Mareexaan ayaa hore u sheegay in dawlada hadda jirta lagu qaado weerar qabiilaysan oo la mida kii gaalkii weynaa ee Mingeste ee SNM hubka soo siin jirtey ay ku dilaan dadka reer Woqooyiga.



Inkastoo Faysal Waraabe iyo beeshiisu tamar haynin ay ku weeraraan Taleex iskaba dhaaf dawlada Muqdisho joogtee, sawirka noocana ayuu fadhiid Sh Shariif ku muujinayaa inuu qayb ka mida ISAAQ dabada kula Jiro.



Waxase dadku is weydiinayaan waxa loo toogan waayay mar hadduu isagu sharcigaa dhigtey. Sawirkan Faysal Waraabe kula galay fadhiid Sh Shariif Imaaraadka Carabta ayaan ognahay inuu bixiyo lacagta lagu kala dilayo shacabka Somaliyeed iyo la dagaalanka dawlad adag oo dalku yeesho.

Dabcan Sh Shariif ayaa kiishkiisa u doontey Carabta Imaaraadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...