Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Galmudug oo soo bandhigtey nin baxsad ahaa oo ku eedaysan dilkii Xamdi

Shacabka iyo booliiska Galmudug oo iskaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigey nin baxsad ahaa oo ka soo baxsaday Muqdisho kadib sida la aaminsan yahay inuu wax ku lahaa dilka iyo kufsiga Xamdi Maxamed Faarax.



Booliiska ayaa shalay sheegay inay gacanta ku hayaan 11 qof in kalana ku dabajoogaan oo ninkan baxsadka ahaa ka mid yahay. ”Wuxuu durba dabada ka galay jufadiisa oo leeyahay i qariyay aaway qabiilkii ayuu yiri Cali Calasow.

”Kiiska baarista falkii wuxuushnimada ahaa ee Xamdi Maxamed ayaa meel fiican maraya, inkastoo natiijada aan la garanayn halka ay u dhamaan doonto. Waxase farxada in la hayo wax u eg gacan ku dhiigle weliba gaystey fal wuxuushnimo ah ayuu raaciyay Cali Calasow.



Waxa caadi noqotey in mararka la gaysto falalka wuxuushnimada haddana loo soo cararo jufada laga dhashay.

Ninkan la qabtey ayaa lagu magacaabaa Maxamed Ibraahim Cismaan waa 24 jir. Waxa aad loo rajaynayaa hadday ku cadaato in qoorta loo dheereeyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...