Sida la xaqiijiay ganacsade ay xigaal iyo gacal yihiin madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa saaka la helay isagoo goob kayn ah isku daldalay sidaana naftiisa ku halaagay. Lama garan karo sababta keentay in ninkani naftiisa dilo. Markaan aragney in ayna wax u dhimayn dadka yar ayaan garanayn in aan sii dayno.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM