Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Gobolada Awdal oo looga dareeray roob doon saakadii hore xilli gobolku marayo xaalad deg dega: WARBIXIN

Gobolada Awdal ayaa saaka looga dareeray roob doon iyadoo gobolka guud ahaan uu ka jiro abaar muddo soo jrtey oo ayna jirin cid wax ka qaban karta RABIGA AWOODA LEH mooyee. Ma jirto dawlad dadka u adeegta sidii dalku u burburey waxase Jira kooxo dadka ka shaqaysanaya.

Tusaale Siilaanyo oo hawlgaba oo gurigiisa marmar laga kexeeyo la soona wareejiyo oo sanado badan loo diidan yahay in uu hal suaal ka jawaabo wuxuu qaataa 12,000 oo doolar halka hooyada ku nool Awdal ama Woqooyi Galbeed ayna helin hal doolar maalintii.

Waxa ka sii daran ku xigeenkiisa Saylici oo isna qaata 7000 oo doolar halka aanu ku sheegan Karin reer Awdal ama kuwa kalaba waxqabad noloshooda wax ka bedela, inkastoo la yiraa awood malaha laakiin isaga iyo Siilaanyo waa isku mid waana la soo wada doortey.

Waxase shan sano uu soo jaqayay isaga iyo Siilaanyo lacag gaaraysa 20,000 oo doolar oo abaarahan ku filaan lahayd ku dhawaad 1000 qoys. Waxayse ku qaataan fadhiga.

Magaalada Boorama ayaa laga soomanaa sadex cisho si dhibka gaajada loola qaybsado dadka liita eev daadsan bartama iyo xeebaha gobolada Awdal. WAxa soonka ku dhawaaqay shiikhal baladka gobolka Awdal Sh. C/laahi Sh. Cali Jawhar.

Si kastaba ha-ahaatee shacabka reer Awdal ayaa saaka u daareeray tukashada salaad roob doon ah, iyagoo ALLE kaga baryayaan inuu raxmaadkiisa u shubo oo uu abaarta ka dul-qaado.

Maxamedc Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...