Sunday, September 22nd, 2019
header

Gobolada Sool iyo Sanaag oo si weyn looga qayb qaatey maalinta nadaafada: Sawiro/daawo)

Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maantoo kale ku dhaqaaqa arin muhiima. Waxay 18 May u yaqaanaan maalinta qashin-qubka waxana aad loogu soo baxaa in maalintaas qashinka si fiican loo aruuriyo dhamaan deegaanaa SSC.

Magaalooyinka goboladaas ayaa waxa u dheer in la gubo calanka ururka SNM oo iyaguna maantoo kale Hargeysa uga dabaaldega maalin dadkii u soo taagnaa sida C/llaahi Jawaan ayna garanayn meel ay taariikhda kaga taalo.



Tani ayaa muujinaysa sida goboladaas uga go’an tahay in aan gosha la gashan oo weligood xor ahaayeen lana soo dagaalameen Ingiriiska ilaa markii dambe uu ku garaacay diyaarado.

Waxa ka dhisan qalcadihii gumeystuhu geli kari waayay sida Taleex oo u baahan in dib loo dhiso kana mid noqoto goobaha dalxiiska. Markii gumeystuhu baxay waxa dawladihii ka dambeeyay ee Somaliyeed dhiseen deegaanadii u daacada ah gumeystaha ayagoo dayacay deegaanadii diidanaa gumeystaha ee xataa diido inuu ku dhalo sida Awdal.




Sawirada sare waa Taleex

Hoos ka daawo Buuhoodle

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Itoobiya oo diidey fikir cusub oo ka yimi Masar ee dhanka biyo xidheenka

September, 21, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa ku gacan saydhey fikir cusub ...

Waa sidee xaalada caafimaad ee fanaanada weyn ee Maryan Mursal

September, 21, 2019
Fanaanada weyn ee Maryan Mursal ayaa hadda ku ...

Jabhad Ka dilaacday gobolka Awdal oo la xaqiijay

September, 21, 2019
Gudoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Faysal Waraabe Qaasim ...

Madaxweynaha Somaliya oo saxiixay sharci muhiim u ah dalka

September, 21, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa qalinka ku duugey ...

Dawlada Somaliya oo xilli u qabatey looga cafiyo deymaha

September, 21, 2019
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale ...

Dhacdooyinka

Dawlada Yaman oo wacad ku martey inay garaacdo Abu-dabay

September, 19, 2019
Dawlada Yaman ee ay hogaanka u hayaan Xuutiyiinta ...

Muuse Biixi oo hooyooyinka u sheegay inay muruqa muujiyaan

September, 17, 2019
Horjoogaha maamulka Somaliland oo Burco Ka furtey garoob ...

Safaarada Somaliya ee Kiiniya oo beenisay war jirdila

September, 15, 2019
Safaarada Somaliya ku leedahay Kiiniya ayaa beenisay in ...

Fadhiga suuli dahab ka samaysan oo la xaday iyo qiimaha uu taagnaa

September, 14, 2019
Fadhiga Musqul dahab Ka samaysan oo uu farsameeyay ...

Diyaarad bad ku dul socota iyo baylood bun ka daatey maxaa dhacay kadib?

September, 13, 2019
Diyaarad rakaab badan sida ayaa Ka soo duushey ...

Haad markii ugu horeysay ilmo yar ku cuney ismaamulka Somali Galbeed

September, 10, 2019
Haad ama galaydh kolba sida Somalidu u taqaano ...

Gabdho maqaayad ku leh Burco oo qarka u saaran inay ka guuraan magaalada: WARBIXIN

September, 7, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii maqaayada Warsan ee magaalada ...