Saylici oo reer Awdal aflagaadeeyay: ma duushaan maxaan madaar dhisnaa iyo dekeda Saylac
C/raxmaan Saylici oo reer Awdal ku qasaareen 9-kii sano ee uu ku fadhiyay magaca reer Awdal maamulka beesha dhexe ayaa reer Awdal aflagaadeeyay kuna sheegay dad aan duulin oo Hindiya oo meeshay degeen iska fadhiya. Ma dadkaas ayaa madaar loo dhisaa.
Wuxuu kaloo reer Awdal u dhiibey sheeko buga oo uu yiri ”waxa ku qoran heshiiska DP World in dekedda labaad tahay Saylac markay ka dhergaan dekedda Berbera haddii wax walba u suuragalaan taas oo ah been cad. Saylici waxaan leenahay Meesha ay ku qoran tahay waxaasi reer Awdal u soo bandhin ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.
Mushkiladu waxay ka jirtaa dadkii reer Awdal oo quus gooyay markii jufo-jufo loo kala jabiyay oo hadda wax kasta lagu oran karo hortooda ayuu raaciyay Xuseen Warsame. Boqolkiiba 90 dadka reer Boorama ma soo bixin, waxa soo baxay dad lacago la siiyay iyo shaqaalihii maamulka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...