Gobolkii Shiinaha ee cudurka Kooro ka bilaabmey oo xanibaada laga qaadayo beri
Masuuliyiinta Shiinaha ee gobolkii cudurka Kooro ka bilaabmey ayaa sheegay in berito oo Arbaca ah laga qaadi doono xanibaada dhinaca safarka kadib markii muddo laba bila ah uu ku jirey takoorid. Gobolkan ayaan haba yaraatee laga helin kiisas cusub maalintii lixaad.
Magaalada xudunta u ahayd hargabka Kooro ee Wuhaan ayaa iyadana laga qaadayaa xanibaada dhinaca safarka bisha soo socota sideedeeda. Dadka ka baxaya magaalada ayaa la siin doonaa shahaadada ah inay saafi ka yihiin cudurka.
Haddii laga waayo kiisas cusub waxa Shiinuhu ku dhawaaqi doonaan inay ka guulaysteen hargabka Kooro ee hadda Yurub faro ba’an ku haya. Shiinaha ayaa lagu amaanay talaabada ay ka qaadeen cudurka Kooro ayagoo hadda leh waxa cudurka ka imaanaya oo keliya dadka soo galaya dalka.
Qalabka ugu badan ee lagula tacalayo hargabka Kooro ayaa ka yimaada Shiinaha iyo Turkiga.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...