Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Gudiga doorashooyinka qaranka oo faahfaahiyay xilliga doorasho dhici karto

Gudoomiyaha guddiga doorashada Xaliimo Yarey ayaa shaaca ka qaaday in doorashada dalku dib u dhacayso mar ay hadal kahor jeedisay golaha shacabka. Sababta ugu weyn ayaa ah in maamul jufeedyada oo dabada ay ka riixayaan kooxda beesha caalamku ay sabab u yihiin dib u dhaca doorasho qof iyo coda.


”Waxay ku fashilmeen inay bixiyaan kharashka ku baxaya doorashada halka amnigu aanu ahayn sidii la rabay, cudurka Kooro oo welli jira, ayay tiri Xaliimo yarey.

Haddii markaasi la qaban karin nooca qof iyo codka ee lagu qasbayo dalka, nooca doorasho ee labaad oo ka kharash yar wuxuu qabsoomi karaa muddo 9 bilood gudahooda, waxayna u baahan tahay in laysla garto.



Sidaasi awgeed waxa loo baahan yahay ugu yaraan 13 bilood in lagu daro si doorasho la isku halayn karo dalka ugu dhacdo oo qof iyo coda ayay tiri Xaliimo Yarey oo ku beegan bisha sideedaad ee 2021.

Halka tan diiwaangelinta isla maalinta ah ee lagu soo doortey madaxweyne Farmaajo ay dhici karto keliya bisha sadexaad ee 2021. Ilaa hadda ma jirto xisbiyo si rasmiya loo diiwaan geliyay lama gelin hawsha kale ee ku xeeran diyaarinta doorashada sida kharashkii loo baahnaa.

Doorashada qof iyo cod ayaa gaaladu rabtey in laga dhigo sida Maraykanka oo la qabto bisha Noofambar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...