Thursday, August 18th, 2022
header










Meta







Guuxa ka jira gobolada Adal oo noqday weerarkii xalay hurdada u diiday gooni goosadka waa maxayse ujeedadu: FAALADA JIMCAHA

boramaBoorama–Araabinews–Sida wararka aad ku daawateen waxa xalay weerar lagu qaaday saldhhiga degmada Boorama oo ah halka laga fuliyo amarada wax loogu dhimayo kacdoonka ka dhanka ah gooni goosadka iyo kooxda SNM ee rabta in madsayrkeeda ay dusha uga tuurto shacabka reer Adal ee ka xadaarad dheer meelfogna wax ka eega.

Inkastoo ay jiraan dad reer Awdala oo laga biilo Hargeysa haddana saldhiga Boorama wuxuu ka mid yahay meelaha lagu xidho dad la tuhmey oo aan dambiyo gelin uuna xidho basaaska weyn ee SNM u fadhiya Boorama.

Ujeedada weerarkii xalay wuxuu ahaa in la tuso gooni goosadka in kacdoonku weerari karo xilligey rabaan iyo goobta ay rabaan iyadoo marnaba ujeedadu ahayn in shacbiga reer Adal wax loo gaysto.

Weerarkii xalayna ujeedadiisu waxay ahayd taasi. Askarta daacada u ah gooni goosadka ayaa durba ay soo wajahdey cabsi iyadoo basaaska weyn ee Boorama u fadhiya Siilaanyo Cabdoo Aayar u durba dalbaday in ciidanka Ingirriisku tababaray ay ilaaliyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Rasaas ka dhacday aas loo sameeyay dhalintii Muuse Biixi xasuuqay

August, 17, 2022
Waxa rasaas ka dhacday xabaalo lagu aasayay sadex ...

Ruushka iyo Shiinaha oo bilaabaya dhoolatus ka nixiyay Maraykanka

August, 17, 2022
Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb ...

Wakiilkii tuugsiga ee Xasan Sheekh magacaabay oo cidla la dhigay

August, 16, 2022
Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse ...

Maxaan ka ognahay aabihii fanka Somalida Cabdi Sinimoo

August, 16, 2022
Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa ...

Odayada Samaroon oo calaacal la soo istaagay warbaahinta

August, 16, 2022
Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge ...

Dhacdooyinka

Somali galbeed oo welli ka qatan mashaariicda waaweyn

August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...

Maxaa ugu wacan in Xasan Culusow sheegan kari waayo siyaasada qaranka?

August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...