Boorama--Hooyo Sacaada Nuur Geedi (Sacaada Cadamiya) ayaa ka qaybgashay munaasabada maalinta hooyada oo Boorama si weyn looga abaabulay. Xaaska Siilaanyo iyo xaaska Saylici ayaa iyaguna goobta kala qaybgalay dadweynaha reer Boorama.