Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Horjooge maamul goboleed oo ka deyriyay sida loo dhisay waxa loogu yeero aqalka sare

Waxa cajiiba in Somakiya leedahay waxa loogu yeero aqalka sare oo uu dastuurka dalka ku darsaday Mahiiga oo markaas watey Faroole halka fadhiid Shariif sh Axmedna laga saxiixay. ”Maaha wax uu fahamsanaa Sharif Sh Axmed mana diidi karayn ayuu yiri Cali Calasow.



Hadda xildhibaanada ku soo baxa sheekadan aqalka sare waxay isku magacaabaan magac ay iyaguna garanayn oo laga soo minguuriyay Maraykanka.

”Ujeedada Faroole ka lahaa ayaa ahayd inuu xildhibaano badan ku yeesho barlamaanka laakiin taasi ma dhicin, waxase ka faaiidey isaga iyo fadhiidyo la mida oo hadda fadhiga ku cuna lacagta masaakiinta ayuu raaciyay Cali Calasow.



Hadda maamul goboleedka Koofur Galbeed ayaa dareemay dhibka lagu qabo aqalkan sare iyo cadaalad xumada ka jirta. ”Waxay ahayd in min sadex in la siiyo maamul jufeedyada laakiin taasi ma dhicin ayuu yiri Laftagareen.



Si kastaba ha ahaatee waxa laga rajaynayaa haddii dib loo soo doorto madaxweynaha hadda in aqalkaas la baabiiyo oo lacagta masaakiinta dib loogu celiyo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...