Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Ruushka iyo Shiinaha oo iyagu sheegay inayna ku jirin kuwa ka baxaya Afqanistaan iyo sababta

Maraykanka ayaa sheegay inuu maalintii ka daadgureyn karo Afqaanistaan ku dhawaad 10 kun o qof oo ka ordaya dugaaga dalka loo baneeyay. Halka Ingiriisku sheegay inay Afqaanistaan u fureen bog cusub oo la mida midkii Suuriya oo ay qaadan doonaan kumanaan magangalkyo doona.



Haddaba waxa jira wadamao badan oo aan ku jirin kuwa dadkooda kala baxaya Afqaanistaan sida Ruushka iyo Shiinaha. ”Dhiigmiiratada Taaliban waxay noo balan qaaday inay ku ekaan doonto gudaha dalkeeda isla markaana argagixiso lagu tababarin karin dalkeeda ku soo duula dalalka jaarka ah ayuu yiri danjiraha Ruushka u qaabilsan Afqaanistaan.

”Maanta waxa naloo bedelay waardiyihii safaarada waxana naloo keenay kuwa Taalibaana ayuu raaciyay hadda waxaan dareemaynaa amni buuxa ayuu raaciyay.



Shiinaha ayaa isna sheegay in dhigmiiratadu u balan qaaday in kooxaha Shiinaha ka dagaalama ee la yiraa Ugarka inayna u ogolaan doonin inay xarun ka samaystaan dalkooda, ayna ilaalin doonaan xadka labada dal.

Waxa markii ugu horeysay lagu arkay Afqaanistaan dhiigmiiratada Taalibaan oo laba usbuuc kahor ku diley ugu yaraan 24 qof caasimasda Kaabuul oo maykarafoon la dhexmaraya dadka waxna ka weydiinaya amniga iyo sida ay dareemayaan.



”Dhiigmiiratadu welli ma toobad keenin ee si cad ha u soo hor-fariisato dadkii ay xasuuqday hana waydiisato cafis ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...