Monday, September 28th, 2020
header










Meta




Horjooge Muuse Biixi oo lacag ka dalbadey telefishanada Universal iyo Star tv

Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa lacag gaaraysa 20 kun oo doolarka Maraykanka ka dalbaday labada telefishan ee Universal iyo Star tv. Horjooge Muuse Biixi ayaa xiray xafiiska Hargeysa ee labadaan telefishan.



Universal oo xaruntiisu tahay London ayaan waxba u waayayn xafiiska Hargeysa maadaama xaruntiisa dhexe tahay London halka Star Tv oo ah teleshan yar ay xaruntiisa ugu weyn ay tahay Hargeysa.

Universal Tv ayuu ka rabaa lacag gaaraysa 15, 000 kun oo doolar halka Star tv uu ka rabo 5000 oo doolar si xaruntooda loo fasaxo. Wuxuu ku haystaa in la sii deyn waayay maalintii xoriyada.



Horjooge Muse Biixi ayaa maamulkan ka dhigtey xero uu siduu rabo ugu galgasho. Gudoomiyaha xuquuqda ee maamulka ayaa ganafka ku dhuftey lacagta Muuse Biixi dalbaday. Star tv ilaa hadda lama sheegin waxa lagu haysto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Ayax badan oo ku degay beero ku yaala Butlaan

September, 28, 2020
Butlaan ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay ...

Turkiga oo riyadiisa u rumeeyay wiil Soomaali ah oo farsamo yaqaana

September, 28, 2020
Wiil yar oo reer Biuuhoodle oo madaxda Soomaaliyeed ...

Daawo Aserbajaan oo hilfaha u qaaday difaacii cirka ee Armiiniya oo Ruushku siiyay

September, 28, 2020
Waxa saaka dib u bilowdey iska hor imaadka ...

Ruushka oo hubkii ugu badnaa siiyay Armiiniya kadib markuu Turkigu hadlay

September, 27, 2020
Aserbajaan ayaa sheegtay inay qaaday weerar rogaal celina ...

Raiisal wasaaraha xilka loo tiriyay oo yiri waxaan magacaabayaa khabiir kufsi

September, 27, 2020
Waxa xukunka loo tiriyay raiisal wasaaraha cusub ee ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Ingiriiska oo tartan kula jira Turkiga oo keenay gawaadhi dagaal

September, 7, 2020
Dawlada Ingiriiska oo tartan kula jirta Turkiga ayaa ...

Somaliya oo garaacday wadamo degan jabnida internet-ka iyo kaalinta ay ku jirto

September, 7, 2020
Somaliya oo muddo 30 sano lahayn dawlad adag ...

Xildhibaan ku baaqay in Axmed Madoobe jeelka loo taxaabo

September, 4, 2020
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka ...

Yuhuuda oo ku faraxday wahaabiyada Sucuudiga oo u furtey hawadooda

September, 3, 2020
Wahaabiyada Sucuudiga oo uddo dheer xiriir qarsoodiya la ...

Siyaasi Cali Faarax oo soo faqay shirqoolkii loo dhigey ugaaska iyo horgalayaal ku jira

September, 1, 2020
Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa dibedda soo dhigey ...

Kenya, Somalia Border Wall Construction Resumes

August, 25, 2020
The construction of the controversial 700 km wall at ...

Turkey’s Erdogan accuses Greece of ‘sowing chaos in Mediterranean

August, 25, 2020
Turkish President Recep Tayyip Erdogan has accused neighboring ...