Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Madaxweynaha la doortey ee Belaruus oo farta ku fiiqay dalalka qasaya dalkiisa

Madaxweynaha dalkaasi ka tirsanaan jirey midowgii Soofeeti ee Belaruus ee shalay dib lo doortey ayaa rabshadaha dalkiisa ku eedeyay inay ka dambeeyaan reer galbeedka. Wuxuu farta si toosa ugu fiiqay Ingiriiska, Boolan iyo Jamhuuriyada Jeek.



”Waxaan shaki ku jirin in rabshadaha dalka ka socda ay ka dambeeyaan Ingiriiska, Boolan iyo Jamhuuriyada Jeek ayuu yiri Lukasheenko oo talada dalkaasi hayay burburka midowga Soofeeti.

”Waxaan dhexda ka qabanay xiriiro ka dhexeeya dadka rabshadaha wada iyo ajaanibta Ingiriiska iyo dalalka kale ku jiraan ayuu raaciyay Lukasheenko oo ka tirsanaan jiray sirdoonkii laga baqi jirey ee dalkii weynaa ee midowga Soofiyeeti.



”Ogolaan mayno afgambi laga soo abaabuley dibedda, waxaan leehay waalidiinta qabsada caruurtiina maskaxda laga qabsaday ee mooday jano inay taalo hantigoosadka iyo khaniisaynta aduunka ee rer galbeedka ayuu yiri Lukasheenko

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...