X

Horjooge Siciid Deni oo diidey talada isimadiisa

Horjooge Siciid Deni ayaa diidey talada ay siiyeen isimadiisa ee ku aadan ciidanka Butlaan ee Maraykanku tababaro. Horjooge Siciid Deni ayaa raba inuu la wareego hantida iyo dhaqaalaha lagu bixiyo ciidanka sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka.


ā€¯Horjooge Siciid Deni waxa uu diidan yahay ilaa hadda talada isimadiisa taas oo ka dhigan inuu yahay shaqsi cidla ordaaya waxayse noqonaysaa inayna jirin meel kale oo uu u cararo ayuu yiri Xuseen Warsame.



Isimada oo shalay hadlay ayaa sheegay in la hirgeliyo xilka qaadista laakiin aaan wax hantiya loo gacan gelinkarin horjooge Siciid Deni oo laga baqayo inuu si cad ugu takri falo sida laga fahmayo isimada.

Waxa la sugaa talaabada xigta ee uu qaado horjooge Siciid Deni iyo inuu u hogaansamo aakhirka talada isimada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.