Horjooge Siciid Deni oo sheegay inuu hadda qaatay xabad joojin
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni oo shalay ilaa saaka weerar ku qaaday ciidamo uu tababaray Maraykanku oo Boosaaso ku sugan ayaa sheegay inuu qaatay xabad joojin. Dadka magaalada ayaa hadda la sheegay inay fursadan uga faaideystaan inay dhinaca kale u gudbaan.
”Horjooge Siciid Deni oo talaabo hore u qaadi waayay dagaalkii shalay iyo saaka ayaa arkay inaanu waxba ka faaiideyn weerar uu sii wadaa oo hadda cidla taagan yahay ayuu yiri Cali Calasow. Ani ilamaad tashan markaad dagaalka qaaday haddana talo ayaad iga rabtaa ayaa laga soo xigtey Axmed Karaash.
Wuxuu ku qasbanaadey inuu hadda qaato xalkii ay keeneen isimada dhaqanka ee Butlaan asagoo dareemaya in awood wax ku qaadi waayay ayuu raaciyay Cali Calasow. Waxase uu diiday inuu dib ula noqdo ciidanka taabacsan taas oo keeni karta isku dhac kale.
Diyaano ayaa isna sheegay in ninkii uu shalay ka difaacayay argagixisada uuna maanta eedayn karin.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...