Thursday, April 18th, 2024
header










Meta







Iiraan oo ka nixisay Maraykanka iyo Yuhuuda: gantaalo noo aasan ayaa jira xeebta

Sarkaal u hadlay ciidamka sida aadka u tababaran ee Jamhuuriga Iiraan ayaa ka nixiyay Maraykanka iyo Yuhuuda kadib marku shaaca ka qaaday in xeebta oo dhan ay gantaalo noocyo kala duwana ugu aasan yihiin dhulka hoostiisa.



”Koley waad maqasheen laakiin haddana aan idiin xaqiijiyo in xeebta Iiraan ilaa badda Cumaan aan dhulka hoostiisa ku keydino gantaalo noocyo badana oo xilli kasta u diyaara inay cadowga dhirbaaxo kulul ku dhiftaan ayuu yiri sarkaalku.

Dhawaan ayay ahayf markii markabka dagaalka ee Maraykanku leeyahay uu ku dhici waayay inuu soo galo badda Iiraan ee loo yaqaan gacanka Beershiya. Gacankaas ayaa aad isugu dhow waxana inta badan mari kara laba markab oo waaweyn.



”Waxaan joognaa goob kasta oo ka mida xeebtaas dheer iyo weliba meelo aanu cadowgu naga fileyn ayuu raaciyay. Iiraan ayaa dhawaan soo bandhigtey gujisyo nooca shanqadha yara oo hal mar dejin kara markabka weyn ee malaayiinta doolar ku baxdey ee qaada diyaaradaha.

”Waxa nalaamrey in aan saldhigyo ka samaysano badda Hindiya e baaxada leh si cadowga u baqno goyno inta aan ku soo dhawaan badayada ayuu yiri sarkaalku.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...