Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Imaaraadka oo ka baqay inuu garoon ciidan ka dhisto Berbera

Madaxa Somaliland Muuse Biixi ayaa Imaaraadku dib ugu soo celiyay Hargeysa, wuxuuse ka cararay inuu la hadlo saxaafada magaalada Hargeysa oo rabay inay su’aalo ka weydiiyaan waxa si deg dega mar labaad Imaaraadku ugu yeeray.



Wasiirka arimaha dibedda ee maamulka Maxamuud Faratoon oo aan waxba lagu aaminin si furana uga hadli karin waxa laga wada hadley maadaama aanu qayb ka ahayn goobta wadahadalka ayaa sheegay in Imaaraadku dhisayn garoon cusub ee kii jirey ay la isticmaali doonaan shacabka.

Taasi ayaa loo fahmey inuu ka baqayo in si toosa loogu weeraro garoonkaas oo uu gartey inuu ku dhuunto dadka shacabka ee Somaliyeed ee halkaa ka dhoofaya iyo isagoo qaba inayna mudneyn inuu ku qarash gareeyo lacag farabadan gobol aanu hubin amnigiisa. Waana ta uu ka dhawaajiyay Faratoon ee uu ku bilaabay hadalkiisa.



Faratoon uma sheegin saxaafada waxa Imaaraadku ku qabanayo lacagtii uu ku dhisayay garoonkiisa milatari ee uu rabo inuu ka weeraro Yaman.

Tan ugu daran Muuse Biixi saxeexay ayaa ah in shirkad Imaaraadku leeyahay oo la wareegi doonto xoolaha gobolka laga dhoofiyo sidaana lagu dhoofin doono magaca shirkadaas, waxa halkaana qasaare qaba shirkadihii Somalida ahaa ee awal waxan waday iyo weliba dadka xoolaha leh.

Lacagaha Imaaraadku wax kaga qabanayo ayaa ku eg Hargeysa iyo Berbera ee gobolada kake ee magaca wadaaga ayna talada ku jirin.



Hoos ka daawo

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...