Sunday, April 21st, 2019
header

Imaaraadka oo u yeeray madaxa Puntland Siciid Deni

Imaaraadka ayaa u yeeray madaxa cusub ee Puntland Siciid Deni oo intii uu bedelay Cabdiwelli Gaas aan meelna u bixin. Siciid Deni ayaa la filayaa inuu hore ka soo qaato shaahiisa, asagoo laga rabo inuu fuliyo talaabooyin uu Imaaraadku ka rabo Somaliya guud ahaan.



Imaaraadka ayaa hore diyaarad ugu qaaday una soo celiyay madaxa Somaliland Muuse Biixi, ayadoo ujeedadu tahay inuu ku faano in dalka xilliguu doono iman karo xilliguu doobaba ka qaadan mar wuxuu rabo.



Shaki kuma jiro in Siciid Deni qaaday talaabo siyaasadeed oo aan laga fiirsan oo ay tahay isaga midka ka shalayn doona, waayo lacagi wax ma tarto aad ku iibsato sharaftaada ayuu yiri Shire Maxamuud oo Boosaaso jooga.



Imaaraadka ayaa Puntland ka fuliya mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso dekedda magaalada Boosaaso oo ay maamulaan, wuxuuna dareensan yahay Siciid Deni in Imaaraadku bixinin shaahiisa waana ujeedada safarkiisa ayuu yiri Shire Maxamuud.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Warshad kacday oo ku taala Hargeysa oo xaraash lagu bilaabay

April, 20, 2019
Warshad kacdey oo ku taala Hargeysa ayaa lagu ...

Faahfaahin gabdho qurbaha ku dhashay oo lagu gurey jeelka Hargeysa

April, 20, 2019
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya gabdho midi ...

Wararkii ugu dambeeyay dhacdadii naxdinta lahayd ee hooyada ilmaha laga xaday

April, 20, 2019
Hooyo Naciima Maxamed oo ah hooyada laga xaday ...

Gudoomiyihii hore ee golaha Puntland oo geeriyooday

April, 20, 2019
Gudoomiyihii hore ee golaha Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ...

Dhacdo naxdinleh: Hooyo ilmaheeda laga waayay isbitaalkii ay ku umushay Muqdisho iyo sida wax u dhaceen

April, 20, 2019
Wararka aan ka helayno isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ...

Dhacdooyinka

Ilhaan Cumar oo noqotey xildhibaankii ugu lacag badnaa dhinaca ololaha doorashada 2020

April, 17, 2019
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo xagjir Taram sudhey sawirkeeda ...

Soomaali laga soo celiyay Liibiya oo dalka soo gaaray iyo gobolada ay ka tahriibeen

April, 17, 2019
Tiro Somali ah ayaa maanta dalka dib ugu ...

Reer Awdal way isku filan yihiin waana inay iskood isku taagaan: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

April, 15, 2019
Siyasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in reer ...

Madaxweyne Farmaajo oo si aan hore looga baran uga hadley amniga Muqdisho

April, 13, 2019
Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga Hadley amnigha ...

Shaqo noo taal maaha ictiraafka: Maraykanka oo markale ku celiyay: SAWIRO

April, 12, 2019
Safiirka cusub ee Maraykanka u jooga Somaliya ayaa ...

Dhacdo naxdinleh oo ka dhacdey gobolka Awdal iyo dhimashada hal qof

March, 31, 2019
Dhacdo aad u naxdin badan ayaa ka dhacdey ...

Booliiska Maraykanka oo ku guulaystey inay gacan ku dhiigle Somali ah qabtaan

March, 30, 2019
Booliiska Maraykanka ayaa ku guulaystey inay gacanta ku ...