Saturday, July 27th, 2024
header










Meta







Imaarada Dubai oo dalxiisayaasha uga faaiideysa si kale iyo dhacdooyin yaable oo lagu arkay

Dubai–Imaarada Dubai ayaa dalxiisayasha yimaada dalkeeda uga faaiideysay si aan hore loo arag iyo dhacdooyin yaable oo lagu arkay. Dubai ayaa waxa sanad walba booqda malaayiin qof halkaas oo ay u yimaadaan nolosha xorta ah iyo dhismayaal casri ah oo aan aduunyada qaar ka jirin iyo waliba bulshooyin farabadan oo samaysmay.

Hadaba waaxda arimaha Islaamka ee dawlada ayaa sheegtay in dalxiisayaasha laga haqabtiro diinta Islaamka isla markaana bilahan ay durba diinta islaamka ku soo noqdeen (muslimeen) 53 qof oo u dhashay qoysas aan Muslim ahayn.

Dalxiisayaasha ayaa lagu casuumaa goobo lagu doodo isla markaana si xora ay fikirkooda u dhiibtaan una waydiiyaan suaalaha ay ka qabaan diinta Islaamka.

Sanadii 2013 waxa diinta Islaamka dib ugu soo galay 2115 oo qof taas oo ka dhigeysa dad aad u farabadan halka dhulka ay joogaan argagixisooyinka caalamka aan lagu arkayn hal qof oo aan ku dhalan dalal dadkoodu Muslimiin yihiin.

Dadka dib u soo gala diinta Islaamka ayaa inta badan jeclaada sinaanta dadka, faxalnimada, wax wada qabsiga, dulqaadka, naxariista iyo diinteena oo aan meelna ka tagin.

Nin u hadlay waaxda Islaamka ayaa sheegay in khatarta ugu weyn nooga imanayso in dadkaa diinta dib u soo galay ay gacanta u galaan kooxaha argagixisada oo maskaxda ka qabsada, wuxuuse ku daray in ay dabagalaan kana war hayaan.

Rashiid Ceelaanyo.

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...