Saturday, July 27th, 2024
header










Meta







Kooxda shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday gudoomiyaha Mandheera ee Kiiniya Cali Roba

Mandheera–Argagxisada shabaab ayaa sheegatay in ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Jimcahan gudoomiyaha Mandheerada Kiiniya Cali Roba. Weerarka ayaa waxa ku dhaawacmey ilaalo la socotay gudoomiyaha. Gudoomiyaha laftiisa ayaan waxba gaarin.

Ragga weerarka geystay ayaa baasuuko ku weeraray gudoomiyaha waxa ay haleeshay mid ka mid ah gawaaridii uu watay gudoomiyuhu oo xiligaa marayay meel u dhexeysa lafey iyo finno.

Masuuliyiin u hadashay maamulka ayaa saxaafadda u sheegay in baabuurkii uu saarnaa gudoomiyuhu aysan soo gaarin wax dhibaata ah oo uu badqabo.

Ilo wareed ku sugan Mandheera ayaa laga soo xigtay in gudoomiyuhu uu safarkiisii sii watay isaga oo ku sii jeeday deegaanka Wargaduud.

Weerarka marka uu dhacay ka dib ayaa la sheegay in la waayay labo gaari iyo dadkii saarnaa kuwaas oo ka tirsanaa kolanyadii wafdiga.

Weerarka ayaa ka dhacay meel dhowr Kiilo Mitir u jirta deeganka carbiya oo ah meel 28 ruux oo safar ahaa lagu dilay 22 November 214.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...