Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ingiriiska oo bilaabay inuu wadamo Afrikaana madaxdooda u soo diro Somalilaan

Kadib fashil ay kala kulmeen dawlada Ingiriisku dawlada dhexe ee Somaliya waxa Ingiriisku bilaabay inuu dawlado Afrikaana u soo diro maamulka Somalilaan ee xataa aan taageero ka haysan dadka uu sheeganayo inay la go’ayaan.



Safarka dalka aan Somalidu aqoon ee Malaawi oo ay ku noolyihiin dad cawaana oo gaalo u badan ayaa ujeedadiisu yahay in Afrikada kale ogaadaan in ay jirto wax la yiraa ”Somalilaan” oo Ingirisku gumeysan jirey. Waxayna fahansanayn magaca Somalilaan ayuu yiri Xuseen Warsame waayo waxa lagu qaldayaa Afrkaanka Ingiriisku wato.



Ingiriiska ayaa idaacadiisa been been sii (BBC SOMALI) ku sheega erayada ”’Jamhuuriyada is-magacowdey ee iskeed u go’day” isla hadalkaas oo uu ku baahiyo luuqadaha kale ee Afrikaanka, waana halka sheekada uu ku barayo ka bilaabay ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Sheekada goosadka ayaa shacabka ree Woqooyigu ku kala tageen xilli hore mana jirto hadda cid ka hadasha sheekada ictiraaf, waxase dibedda ka soo cusboonaysiiyay Maraykanka oo keenay Taywaan markey arkeen in dalku Turkiga ku xidhey dantoodana ka waayeen.



Haddana Ingiriisku oo ku daba dhegan Maraykanka horeyna ugu fashilmay inuu Afrikada kale ka dhaadhiciyo inay aqoonsadaan, uu isna dib u bilaabay inuu Afrikadii dib u soo diro ayuu yiri Xuseen Warsame.

Wax cusub maaha waxa hore u yimi Hargeysa jaahilka weyn ee madaxweynihii Nayjeeriya ee gaalka ahaa Obasaanjo. Waxa sidoo kale la soo direy dalala yaryar oo Afrikaa galbeeda oo Gaana u horeyso.



Si kastaba ha ahaatee ilaa hadda midna waa ku dhici waayay inay aqoonsadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...