Saturday, April 13th, 2024
header










Meta







Ingiriiska oo haweenayda Margaret Mathew u magacaabay safiirka cusub ee Somaliya

London–Marwo Harriet Mathews ayaa loo magacaabay safiirka cusub ee dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya u fadhin doona Somaliya waxayna bedelaysaa Mr Neil Wigan oo ah safiirka Ingiriiska ee hadda. Haweenaydan Margaret Mathews ayaa si rasmi ah shaqadeeda ula wareegi doonta bisha Juunyo ee soo socota.

Marwo Mathews waxaa ay wasaarada arrimaha dibadda ku soo biirtay 1997-dii, iyadoo hadda madax ka aheyd waaxda la dagaalanka cudurka Ebola. Margaret oo ah qof aqoon duruqsan u leh arimaha Afrika ayaa waxaa ay ka soo shaqeysay sadex goobood oo Qaaradda Afrika kamid ah sida iyadoo madax ka noqotay xafiisyada Bariga iyo galbeedka Afrika ee dowladda Ingiriiska

Waxay sidoo kale ka soo shaqeysay wadamada ay kamid yihiin Brazil,Israel and Afghanistan.“Waan ku faraxsanahay in la ii magacaabo safiirka Ingiriska  ee Soomaaliya waxaan u shaqeyn doonaa sidii loo xoojin lahaa xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska waxaa aan u ahay qofkii ka caawin lahaa sidii Soomaaliya loogu soo celin lahaa nabada iyo deganaanshaha, tanina waa fursadii aan shakhsiyan ugu qeyb qaadan lahaa horumarkaasi” ayay tiri Margaret

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...