Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Ingiriiska iyo Imaaraadka oo kordhiyay farogelinta dalka iyo Berbera

Dawlada Ingiriiska oo aad uga cadhootey go’aankii maxkamadu ku difaacday baddeena Kiiniya inagu qabsatay ayaa sheegay inay Imaaraadka kala shaqayn doonaan horumarka maamulka Somalilaan. Ingiriiska ayaa in muddo si toosa iyo si dadbanba isku dayay in loo aqoonsado maamulka Somalilaan.



Wuxuu fadhiid Shariif sh Axmed ka saxiixay waxa hadda ay u yaqaanaan ”Somaliya iyo Somalilaan” taas oo saxaafada Ingiriisku aad u isticmaasho isku dayday inay adduunka ka dhaadhiciso.

”Ingiriisku wuxu maamulka magaalada Hargeysa u isticmaalaa gobol uu isagu leeyahay ayuu yiri Xuseen Warsame isla markaana kula gorgortamo dawlada dhexe ee Somaliya si u helo qandaraasyo gaas iyo saliida.



”Marka uu ku fashilmo siyaasada dawlada dhexe gaar ahaan inta uu joogo madaxweynaha hadda waxay bilabay inuu gadaal uga yimaado qaranka oo si toosa ula shaqeeyo Muuse Biixi ayuu raaciyay.

Wasiirada Ingiriiska ee arimaha dibedda ayaa sheegtay inay Imaaraadka kala shaqaynayaan kobcinta dekedda Berbera iyada oo aan soo marayn dawlada dhexe.



Talaabooyinkan lagu mija xaabinayo qaranka ayaa imaanaysa xilli welli ayna dhicin doorashadii madaxweynaha. Waxayna rajaynayaan inuu horgale u soo baxo, haddii kale ay kordhiyaan sidii ay u curyaamin lahaayeen qaranka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...