Tuunisiya iyo Cape Verde ayaa ku kala baxay barbaro ciyaaraha Afrikada
Wadamada Tuunisiya iyo Cape Verde ayaa ku kala baxay barbaro ciyaar xiise leh oo ku dhexmartay dalkaasi IQwatooriyad Gini oo marti galinaya ciyaaraha Afrika.
Tuunisiya ayaa ku hormartay goolka waxana goolka u dhaliyay Maxamed Ali halka waxyar kadib uu barbaro ka dhigey ciyaaryahan Cape Varde ee Heldon.
Cape Verde waa jasiirado ku yaala badda loo bixiyay Atlantica ee u dhow wadamada Senegal, Muriteeniya waxayse soo bandhigeen ciyaar xiise leh.
Beri waxa kulmaya wadamada Gaana iyo Senegal oo ciyaartoodu dhacayso 7 habeenimo geeska Afrika halka tobanka habeenimo geeska Afrika ay kulmayaan wadamada Aljeeriya iyo Koofur Afrika.
Ku xidhnow ARAABINEWS
Nagala soo xiriir iimaylka araabimedia@gmail.com
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...