Isbitaal ku yaala Muqdisho ayaa dadku ku shaqeeyaan halku-dhiga madaxweynaha ee ah is-xilqaan ama isku -tasho. Isbitaalkan oo aad u muhiima ayaa dib u dhis lagu bilaabey mar uu madaxweyne Farmaajo booqdey.
Isbitaalka xooga dalka ayaa ahaan jirey isbitaal lagu daaweeyo askartii Somaliyeed ee ku dhaawacmi jirtey dagaaladii lagula jirey axmaarada, wuxuuna ka mid ahaa isbitaalada ugu fiican.
Inkastoo isbitaalada kale ee dalka ay ahaayeen kuwo tayo leh hadana ma jirin qalabo badan oo lagu isticmaalo inkastoo dadku heli jireen dawo tayo leh.
Waxa isbitaalkan ka shaqeeya 26 dhaqtar iyo 38 kalkaaliye.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nDsxZu4FdTg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay