Wednesday, May 8th, 2024
header










Meta







Itoobiya oo Ruushka ka rabta inuu warshad nukliyeera u dhiso iyo khatarta jirta

Sarkaal ka tirsan waaxda Yurub ee Itoobiya oo la kulmey dhigiisa Ruushka ee arimaha Afrika ayaa laga soo xigtey in Itoobiya rabto in Ruushku u dhiso warshad nukliyeera oo ay ka dhaliso koronto. Wadamada waaweyn ayaa badankoodu korontada ka dhaliya nukliyeerka, sidaana ku hela koronto jaban.



Khatarta jirta ayaa ah dal aan deganayn oo hela tiknoolaji sidaasa oo halis ku ah dadka iyo deegaanka. Khatartaas oo soo gaari karta Somaliya. Inkastoo tani tahay arin curdina oo saxaafada Ruushku ka hadal ayaa hadana leh khatarteeda ayuu yiri C/qaadir Waaberi oo Ruushka jooga.

Halista jirta ayaa ah wadan Afrikaana oo aanan siyaasad ahaan deganayn oo laga dhiso warshad noocaasa. Dhisitaanka warshad noocaasa ayaa qaadata ugu yaraan 10.



Waxa wada xasuusanaa warshadii nukliyeerka ee Ruushkii hore ee Jinoobal ee qaraxdey sanadii 1986 sida looga,qaxay dhulkii oo ilaa hadda magaaladu tahay meel cidla ah inkastoo dhirtu si fiican u baxdey.

“Ani waxay ila tahay Itoobiya ma awoodo qarash ahaan, deegaan ahaan, iyo siyaasad ahaan inay marto wadadaas oo xataa Ruushku martigeliyo ayuu yiri C/qaaqdir Waaberi.



Waxase la fiirin halka looga sii qaado fikirkan. Itoobiya ayaa hadda korontadeeda ka dhalisa biyaha, ayadoo haddana dhisaysa biyo xireenka ugu weyn Afrika ee dhaliya Korontada. Waxa cajiiba iyadoo Korontada ka iibisa wadamada jaarka xilli deegaano ay ka mid yihiin dhulka Somalidu la daala-dhacayaan koronto iyo biyo la’aan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...