X

Itoobiya oo sheegtay inay dishey 150 ka tirsan argagixisada

LIYUU

Wararkii u dambeeyay ee laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegay in dhirbaaxo kulul lagu dhigtey argagixisada dagaalka ka bilowday gobol nabada, ayadoo ujeeadu tahay inay khlakhal geliso nabada Somali galbeed.


”Afhayeen u hadlay milatariga Itoobiya ayaa sheegay inay tiriyeen meydka 150 u badan dhalinyaro aan xitaa qaarkood qaan gaarin iyo hubkii ay ku dagaalamayeen oo u badan AK47.



Caruurtan la soo qalday ayaa la sheegay in badankoodu ayna garanaynba halka ay ka dagaalamayaan iyo cida ay la dagaal galayaan. Warar ayaa sheegaya in milatariga Itoobiya diley horjoogeyaal muddo dhuumaalaysi ku jirey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.