Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Jaaliyada Jarmalka oo aad uga xumaatey nin xaaskiisa ku diley

Waxa shalay dalkaasi Jarmalka lagu diley hooyo Somaliyeed, waxayna ku baxday gacanta ninkii ay nolosha la wadaagaysay. Gacan ku dhiiglaha nolosha ka dhacay ayaa waxa gacanta ku dhigey booliiska dalkaasi Jarmalka. Hooyada la diley ayaa lagu magacaaba Layla Siciid waxayna ifka uga tagtey wiil laba jira oo ay u dhashay ninkale.



Gacan ku dhiiglaha oo lagu magacaabo Faarax Cali Muuse ayaa eheladiisu xaqiijeen inuu qabay laba bilood oo keliya isla markaana ayna muuqan wax dhibaato ah oo ay arkeen ama maqleen.

Layla aya ka mid ahayd qaxooti u Jarmalku ka soo qaaday Masar oo dib u dejin loo sameeyay. Booliska ayaa gacanta ku dhigay Ninka dilka gaystay waxaana socota baadhis dheeri ah oo ay ku baadhayaan Boolisku sida falku u dhacay iyo sababta dilka ka dambaysa.



Qaladka waxa iska leh dadka oo aan u sheegin gabadha nolosha dhabta ah ee ninkan oo sida muuqata aan ahayn qof fayoow. Waxa keliya ee hadda qaban karaan waa inay ilmahaas yar ee hooyadii lagu hordiley ay ka badbaadiyay gaalada.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...