Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Jaamacad ku taal Bangaladheesh oo eriday xildhibaanad si cajiiba u qishtey imtixaano

Jaamacad internet ku xiran oo ku taal dalkaasi Bangaladheesh ayaa eriday xildhibaanad lagu helay khiyaano cajiib kadib markii la baasiyay imtixaano gaaraya ilaa 13. Haweenayda xildhibaanada ayaa diyaarinaysay darajada koowaad ee jaamacada.



Xildhibaanad Tamaana Nasraat ayaa kireysatey haween u eg oo u gala imtixanka jaamacada lagu barto si internet ah oo aan la fariisan fasal. Waxa ugu yaraan 13 imtixaan u eg haween isku ekaysiiya.

Waxase la fashiliyay si fadeexaysan markii mid ka telefishinada dalkaasi uu galay hoolka imtixaanka laakiin uu ka waayay iyada uuna ogaadey in haweenay kale u galayso imtixaanka.



Imtixaanada sidan loo galo ayaa caan ka ah Bangaladheesh oo ah dal aad u fiqiira, oo waxkasta aad iibsan karto. Horjoogaha jaamacada ayaa lagu amaanay inuu ka eryo jaamacada.



Xildhibaanada mucaaradka ayaa dalbadey in Tamaana is casisho ama xisbigeeda xukuma dalkaasi eryo.

Sawirka hoose Tamaanada saxda ah waa midig halka Tamaanada kale ay tahay bug.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...