Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Muran ka taagan maxramka Sucuudigu rabo inay haweenka xajiya la yimaadaan

Kadib markii shalay ay qoreen warbaahinta Sucuudigu in la joojiyay haweenka ay uga baahan yihiin in nin rag la socdo markey imanayaan Xajka ama Sucuudigaba ayaa muran ka tagan yahay.



Sucuudiga oo jeebka kala soo baxay fasiraad la xiriirta iyaga caqiiqadooda Wahaabiyada ayaa haweenka u ogolayn inay keli baxaan oo markasta nin ragga la socdo. Dhawaan ayay ahayd markii huteelada dalkaasi laga joojiyay in ay wax u dhimaan haweenka keligood seexanaya ama dadka wada socda ee haweenka iyo ragga.



Wasaarada Xajka ee dalkaasi ayaa sheegtay inayna iyadu awood u leedahay inay joojiso amarkaas gaboobay ee ay jiraan wasaarado kale iyo qaybo kale oo aan rabin in amarkaas la joojiyo.

Nidaamka Wahaabiyada ayaa awooda saara in haweenka geed lagu xidho, waxana dhawaan loo fasaxay inay gaadhiga kaxayn karaan, waxa markalana loo fasaxay inay baasabooro dalban karaan.



Wahaabiyada ayaa xajka laftiisa u dhista sidey iyagu jecelyihiin. Dhaxalsugaha dalkaasi ayaa balan qaaday inuu dalka dib ugu celin doono diinta saxda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...