Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Jamaal Cali Xuseen oo dacwad ka gudbiyay Faysal Waraabe xilli xisbigu burbur ku dhowyahay

Mushaaxa xisbiga UCID ayaa dacwad u gudbiyay maxakamada sare ee Somaliland Isku Haysashada Xisbiga Ucid Oo Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraabe.

Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Ayaa Maanta Warqad U Diray Maxakamada Sare Somaliland Taas Oo Uu Ka Codsaday Inay Qaado Khilaafka U Dhaxeeya Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Engineer Faysal Cali Waraabe.

Maalmaha Soo Socda Ayaa La filayaa In Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Ka Soo Wada Muuqdaan Maxakamada Sare.

Lama Garanaaya Ka Guulaysanaaya Laakiin Waxay U Badan Tahay In Jamaal Cali Xuseen Loo Celiyo Lacagtii Uu Ku Iibsaday Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabena Noqdo Musharaxa Ama Cid Kale Uu Keeno Madaama Uu Isagu Iska Leeyahay Xisbiga Ucid Oo Wakhti Dheer ku Soo Bixiyay Una soo Dhabar Adeegay.

Si Kastaba Ha Ahaate Waa Markii Labaad Ee Laysku Qabsado Xisbiga Ucid Oo Maxakamad Laysla Galo, Hore Ayaa Waxaa Isku Qabsaday Cabdiraxmaan Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe Waxayna Guushu Raacday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...