Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Kalsooni kala noqoshada Xasan Cali oo reer galbeedku ka gariireen

Kadib markii si kedisa xukunka looga tuurey wasiirki koowaad ee xukuumada Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa kalsooni kala noqoshadiisa ka gariiray reer galbeedka iyo Maraykanka, taas oo ka dhigan inuu ahaa nin ay iyagu wateen.



“Ficilladan xukuumadii Xasan Cali Kheyre looga tuurey meesha waxay xushmad darro weyn ku yihiin aas-aasyada dastuuriga ah ee Soomaaliya ee Midowga Yurub uu maal-gelinayey,” ayuu yiri afhayen u hadlay Midowga Yurub.

“Midowga Yurub wuxuu si taxaddar leh dib ugu eegi doonaa sida ay ku yimaadeen dhacdooyinkan iyo cidda qaadeysa mas’uuliyadda iyo heerka ay Soomaaliya ka weecin karaan horumarka ay sameyneysay,” ayuu raaciyay.



Waxa sidoo kale ka gariiray safaarada Maraykanka oo dareemay inay lumiyeen saaxiib weyn oo sir ay wadaageen. Si kastaba ha ahaatee waxa muuqata munaafaqa reer galbeedka iyo Maraykanka oo haba yaraatee aan gacan muuqata ka gaysan kobaca dhaqaalaha dalka.

”Haddaad saa u jeclaydeen maxaa u siin weydeen dalka lacag uu wax uga qabto shaqo la’aanta iyo la dagaalanka musuqmaaqa, ayadoo la ogyahay inaa tihiin aabaha musuqa ayuu yiri Cali Calasow.



Waxaan ognahay in reer galbeedku caqabad ku yihiin horumarka dalka, dib u dhiska iyo weliba difaaca qaranka, waxana taas la wadaaga Maraykanka, oo ka walwalsan

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay fariinta barlamaanka ayaa markiiba buuxiyay booskaas si hawsha qaranka u sii socota.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...