Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Kaluumaysato Kiiniyaati ah oo xaalufisay badeena oo ka ooyay kiiska badda ee maxkamada yaala

Kaluumaysatada Kiiniyaatiga ayaa mudooyinkii burburka ku naaxay kaluunka Somaliya, waxayna siiyeen shaatiyo shirkado ajaaniba oo si caadiya u xaalufiyay kheyraadka badeena kana helay malaayiin doolar.



Haddaba ayadoo Kiiniya si caadi ah u jaqaystey kheyraadkeena badda ayay is tiri ku darso kheyraadka kale ee saliiida iyo gaaska, waana halka ay la weyday ayuu yiri Cali Calasow.

Waxa qaylo dhaan oohina soo direy kaluumaysatada ku nooleyd kaluunkeen amaadaaam ay soo xaalufiyeen koodii, waxayna sheegeen inay rabaan in labada bulsho sidoodii hore ee nabada ah u wada noolaadaan oo la joojiyo maxkamada.



”Xilliga baddu degan tahay waxaan aadi jirney gudaha Somaliya halkaas oo aan ka soo daldalan jirney kaluunka  oo inta badan laga xaalufiyay badda ayuu yiri Cabdalla oo isaga bulshadiisa ku nooshahay kaluunka.

Si kastaba ha ahaatee Somaliya ayaa qorshaha ugu jirta inay si degdega u soo afjarto ku tumashada kheyraadkeena soona xirto xadka badda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...